18.11.2009 08:46, Suleiam Jamac Mohamed from Somaliland :
waxaan ka xumahay waxa ka dhacaya dalka somalia kaas oo aan haysan wax daryeela isaga maamulkiisa.
Waxaanan talo usoo jeedinayaa maamulka dalka iyo madaxdiisaba in ay dalka iyo dadkaba daacad u noqdaan kana saaraan dalka dhibta haysata.
19.09.2009 20:19, abdi lahi abdi (cade) from hargeids :
waxan qabaa in dagananshaha somaliya uu ku jiro yadoo hogaanka somalida loo dhiibo nin u dhashay s/land oo waliba ah nin ISAAQA .waayo waa reerka kaliya ee maanta aan aano sidaa u waynayn ka gelin shacabka somaliyed.
runtii fikirkan hadii la tijaabiyo wax wayn ayaa iska badalaya xaaladda maanta taagan .
[/url][/img][/quote][/b]
05.08.2009 14:05, c/nasir xasan cosoble from capetown :
mahadsanidiin dhamaantiin waxaan rabaa in aan kahadlo fakarkayga ku aadan xalada somaliya
waxa muhiim ah in aan laiska indhasaabin runta somali waxan horay uiri waa in ay midowdaa lakin dad ayaa igu caayay oo yiri somalida qaar aya calamku wx larabaa marka waxaa layaab leh in s/land maanta maxay kasuubisay calamka waxa laga jojiyay lacagihi ay waxku diwaan gashan lahay
waxaana wajigabax ah in daldhan oo nabad ah oo dowlad sheeganayo uu awoodin in uu iskabixiyo lacagta dorashada waligiin mala idinka bixin donaa
maxaase hadii calamku rabo wanaaga somalida shidal lowgu soo sari la yahay s/land waa midkale oo kutusinaysa in uusan rabin galadu hormar somali waxaa larabaan waxay raba in lacuuryamiyo koonfur oo ugudambayntii lahoosgeeyo adis abaab s/land ;lagadhigo gobol yar oo aan la qoonsa oo hoostaga adis ababa hadaba waxa lagasaxianaya
22.07.2009 16:16, mohamed deeq hasan sabriye :
asc hadaan kawaramo fikirkeeyga ku aadan xaalada somaalia hada waxaan umaleey arinta ineey joogto meel aan ka soo labsho laheeyn maxaa yeelay siysada iyo diinta ayaa leysku qasay marka waxaay ila taha ilaa laga helo dad cadaalad ah o sisax ah ugu adeego dadka u maleeyn maayo wax sax ah iney kajiraan soomaliya maxaa yeelay hadeey jiri lahaayeey haba yaradaane dhibta sidaan waa ay kayaraan laheeyd
22.07.2009 11:04, c/nasir from capetown :
Diinta laguma salaynkaro wax walba hadii aan ;laheli madax wanaagsan oo ku salaysa wadadadii waxay noqdeen beenlowyaaal waxaana yaraaday in ta wanaaga katalinaysa
marka waa in laraadiyaa dad wanaagsan
somaliduna waa in ay midoobaan dhamaantood
19.07.2009 16:50, asad from ethiopia :
marka hore waan idin salaamay salantaas oo ah tan islaamka ASC WRXM inta kadib hadaan feker kayga ka hadlo waxaa waaye horta ugu horaynta wax walba diinta halgu saleeyo ismaqalna halgu daro ilaahayna halagayabo oo dhiiga bili aadniga ha layska daayo ok thanks
19.07.2009 13:26, c/laahi from madina :
marka hore waad ku mahadsantihiin fursada aad isiiseen marka xikta fikirkeeyga wxaa waaye wax walbo in lagu saleeyo diinta islaamka